Dibadda

Axmed Xuseen oo la kulmaya Soomaalida Edmonton

Axmed Dirir Xuseen oo ah wasiirka socdaalka, iyo arrimaha qaxootiga ee Canada ayaa ku sugan magaalada  Edmonton ee gobolka Alberta ee dalkaas.

Axmed ayaa sheegay inuu halkaas maanta kulan kula yeellanayo qaar ka mid ah waalidiinta Soomaalida ah ee caruurtooda ay ku dhinteen falalka gaangis-ka.

Axmed ayaa sheegay in xisbiga Labour-ka ee uu ka tirsan yahay uu shaqooyin badan u abuuray dhalinyarada. 

Jaamac Buulle Jaamac ayaa khadka taleefonka ku wareystay wasiir Axmed, wuxuuna weydiiyay wuxuu kala hadlayo waalidiinta.

 

Leave a Reply

Inline
Inline