Gudaha

Laascaanood: Maxkamad gabar ka furtay nin lagu qasbay

Maxkamadda degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa qaaday kiiska dacwadda gabar 14 sano jir ah oo guur lagu qasbay.

Maxkamadda ayaa go’aamisay, in gabadhan oo ninka ay ku dareen qoyskeeda sida la sheegay, laga furo.

Wariyaha VOA-da Cabdikariim Olol ayaa kiiskan iyo go’aanka maxkamadda ka wareystay  gudoomiyaha maxkamada degamada Laascaanood Xasan Maxamuud Warsame.

 

 

Leave a Reply

Inline
Inline