Dibadda

New Zealand: Dad lagu laayey weerar lagu qaaday laba masjid

Ugu yaraan hal nin oo hubeysan ayaa dilay 49 qof, islamarkaana dhaawacay 20 kale kadib weerar ayada oo lagu jiro salaaddii jimcaha lagu qaaday laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand. Ninka fuliyey weerarkan oo ka dhacay magaalada Christchurch, ayaa si toos oo muuqaal ah ugu tabiyey Facebook, isaga oo cambaareynaya dadka muhaajiriinta ah, […]

Dibadda

Axmed Xuseen oo la kulmaya Soomaalida Edmonton

Axmed Dirir Xuseen oo ah wasiirka socdaalka, iyo arrimaha qaxootiga ee Canada ayaa ku sugan magaalada  Edmonton ee gobolka Alberta ee dalkaas. Axmed ayaa sheegay inuu halkaas maanta kulan kula yeellanayo qaar ka mid ah waalidiinta Soomaalida ah ee caruurtooda ay ku dhinteen falalka gaangis-ka. Axmed ayaa sheegay in xisbiga Labour-ka ee uu ka tirsan […]

Dibadda

Dumar Abaalmarin La Siiyey

Dumar ka socda 10 wadan ayaa abaal-marin lagu gudoonsiiyey wasaarada arrimaha dibada ee Mareykanka. Dumarkan ayaa la aqoonsadey dadaalo kala duwan oo ay bulshada dunida u qabteen. Halkan ka dhageyso.       Sii akhri

Dibadda

Korea-da Waqooyi oo soo celisay goobihii tijaabada gantaallada

Dhowr ilo-wareed ayaa ku warramay in Korea-da Waqooyi ay dib usoo celisay qeybo ka mid ah goobihii ay ka tuuri jirtay gantaallada ee ay burburisay kadib markii ay sidaas ku ballan-qaaday kulan madaxeedkii ay madaxweyne Trump kula yeelatay dalka Singapore sanaddii tagtay. 38 North, oo ah mashruuc fadhiggiisu yahay Washington oo ka shaqeeya arrimaha Korea-da […]

Dibadda

Madaxweyne Donald Trump oo Rajo ka Muujiyey Kim Jong Un

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa niyadsami ka muujiyey kulanka dhexmari doono isaga iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un. Madaxweyne Donald Trump oo sida caadadiisa ah bartiisa Twitter-ka ku soo gubiyey arrintan, ayaa qorey; labadeenuba waxaan fileynaa in aan sii wadno horumarkii la gaarey. Madaxweyne Donald Trump ayaa ka dib kulanki koowaad ee ay yeeshaan […]

Inline
Inline