Gudaha

Laascaanood: Maxkamad gabar ka furtay nin lagu qasbay

Maxkamadda degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa qaaday kiiska dacwadda gabar 14 sano jir ah oo guur lagu qasbay. Maxkamadda ayaa go’aamisay, in gabadhan oo ninka ay ku dareen qoyskeeda sida la sheegay, laga furo. Wariyaha VOA-da Cabdikariim Olol ayaa kiiskan iyo go’aanka maxkamadda ka wareystay  gudoomiyaha maxkamada degamada Laascaanood Xasan Maxamuud Warsame.     Sii akhri

Gudaha

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish

Degaanka Dhaadaar iyo tuulooyinka ku teedsan oo ka tirsan degmada Qandala ee gobolka Bari ee Punland ayaa isgaarisiintu ka go’nayd mudo 21 cisho ah, kadib marki halkaas uu dagaal ku dhex maray ururada Al-Shabaab iyo Daacish. Ma jirto cid xog dhab ah ka haysa khasaaraha labada dhinaca ee halakaas ku dagaalamay. Guddomiye ku-xigeenka degmada Qandala […]

Inline
Inline